Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
17th January 2025 admin
Ugaaska beelaha kuumade “Dadkii lahaa Janan waa la dilay maxay ku hadlayaa hadda” Wasiirkii hore Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (JANAN), oo dadka qaarkiis lahaayeen waa la dilay ayaa hadda gurigiisii ku soo laabtay. Wasiirka ayaa ka soo jeeda beesha Mareexaan
17th January 2025 admin
Maxamed Cigale Hooleey, oo ka mid ahaa Odayaal dhowr ah oo ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo Hungurigu la galay Ururka Irir Samaale oo ay u arkayeen kan ugu dha dhamiska badan geeska Afrika ayaa hadda ida muuqata xoogaa ka helay dawladda federaalka Soomaaliya, sidaas awgeedna bedelay mowqifkiisii hore
17th January 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-shariif Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka dhanka ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee […]
17th January 2025 admin
Puntland oo lagu soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Abdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali doona caleema saarka madaxda Dowladda Puntland.
17th January 2025 admin
Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda? Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax u haysan in ay soo galaan hawada Soomaaliya. Diyaaradahaasi oo ka iman lahaa Ethiopia iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ku sii jeeday magaalada Hargeysa. Haddaba, maxay yihiin tillaabooyinka dhanka sharciga […]
17th January 2025 admin
Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii? Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay hawada Soomaaliya ayaa ka soo degtay magaalada Hargeysa. Saaka oo sabti ah, marka ay saacaddu […]