Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th December 2024  admin  

Hawiye, 1991 ayuu Daarood ka adkadeen, dastuurka aanu maanta doonayo inaan qorno mar hore ayeey ahayd inaan qorno ilaa qofka guulaysta ayaa sharciga looga danbeeyaaye Taliyaha ciidabka Sirdoonka Soomaaliya, Sanbalooshe ayaa sheegay in beesha Hawiyec ay ka guulaysteen Somaali inteeda kale, sidas awgedna Dastuurka ay maanta doonayaan inay qoraan ay ahayd in mar hore qoraan. […]

26th December 2024  admin  

Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #S XASAASI: RW Hamza oo Nairobi kaga qeyb galay shir looga hadlyay khilaafka Jubaland iyo DFS iyo qodobada ka soo baxay. #Somalia pic.twitter.com/0kfQuGslyo — Kulan Post (@kulanpost) November 30, 2024

26th December 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow qoyska reer Qanyare Afrax Safiir u magcabay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magcaawday dalka Uganda Amb Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha danjirinimo u gudbisay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Uganda Hon. Okello Henry Oryem. Kulan kooban oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Uganda ayaa waxaa […]

26th December 2024  admin  

Canada oo joojisay barnaamijka qaxootiga ee ‘Group Five’ oo ay Soomaali badan dalkaasi ku tagi jirtay Dowladda Canada ayaa soo saartay go’aan ay si ku meel gaar ah ugu hakinayso qabashada codsiyada qaxootiga ee Group five iyo barnaamjka kale ee loo yaqaan Community oo ay dadka jooga Canada ugu dacwoon jireen eheladooda Africa ama qaaraadaha […]

26th December 2024  admin  

Culusoow., Dastuurkii waa laalay, dagaalna wuxuu ku qaaday federalism-kii iyo Dawlad-dhiskii dalka; wuxuuna adeegsanayaa sharcigii Maxkamaddii Badbaadada oo kale. “? Wasiir juxa Oo sookoobaya Xasan sh maxamuud iyo qaabdaradiisa ."Xasan sh waa nin weli gocosho qaba". pic.twitter.com/xd3iIEJWSB — Abdulahi Burhan (@Abdiburhan200) November 27, 2024

26th December 2024  admin  

Qoraalka waaranka ah ee kasoo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ay maxakammaddu aqbashay codsi kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka , sidaasi daraadeedna ay maxakamaddu fareyso Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ay warqaddani sida tooska ah ugu socoto baa la yiri, waa in aad soo qabataa isla markaana aad hor keentid […]