Category Archives: Uncategorized

23rd February 2025  admin  

Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda gobolka Bari. Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

23rd February 2025  admin  

Mushkilad guud oo koronto la’aan ah oo ka dhacday dalka Sri Lanka, ayaa lagu eedeeyay daanyeer galay xarun koronto oo ku taalla koonfurta magaalada Colombo ee dalkaas. Korontada ayaa si tartiib ah dib loogu soo celinayaa dalka jasiiradda ah oo ay ku nool yihiin dad tiradooda guudi gaarayso 22 milyan oo qof, iyadoo mudnaanta la […]

23rd February 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidamada Dowladda Puntland..Waxyaabo Badan ayaa inoo qabsoomay oo ay ka mid yahiin,,,,

23rd February 2025  admin  

Dawladda oo la wareegtay Guriga Hooyooyinka

23rd February 2025  admin  

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa gaaray deegaano horleh oo katirsan Togga Jeceel ee buuraleyda Cal-miskaad. Ciidamada ayaa isku fidiyay deegaanka Hararyo ilaa aaga Qurac, oo ay ugu tageen saldhigyo ay argagixisada Daacish ay ka carareen, sida uu xaqiijiyay Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland. “Ciidanka oo hore ugu ruqaansaday deegaano hor leh, wuxuu hawlgalo amni […]

23rd February 2025  admin  

Ciidanka Puntland oo ku ruqaansaday fariisimaha ay kaga sugan yihiin Calmiskaad yihiin haraadiga Argagixisada WATCH: @GaroweOnline Obtains New Footage of Puntland Troops Advancing Deep Into ISIS Hideouts in the Calmiskaad Mountains. #Somalia pic.twitter.com/OS6BAiO5Kl — GAROWE ONLINE (@GaroweOnline) February 8, 2025