Category Archives: Uncategorized
24th December 2024 admin
Soomaaliya 1991 iyo Syria 2024 maxay ku kala duwan yihin? Siyaasiyiintii Soomaliyeed ee ka tirsanaa dawladd Siyaad Bare eei dhacday 1991, khudbaddii ugu horaysay ee ay u jeediyaan umadda Soomaaliyeed waxay ahayd in Hubkii Qaranka Soomaaliyeed gacanta loo geĺiyo Jabhado beeleèd ay reeruhu gaarkau lahayeen halka madaxdii jabhaduhunz ay ku yiraahden Maleeshiyadkoda waxaad aragtaan bililiqaysta […]
24th December 2024 admin
Muqdisho-Soomaaliya December 08, 2024: Warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu sheegay in laba bilood oo xiriir ah laga joojiyay fadhiyadda Golaha Shacabka Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo fal gacan qaad ah 27-kii Bishii November u geystay Askari ka tirsan ilaalada […]
24th December 2024 admin
Shacabka Suuriya oo ku damaashaadaya Fagaaraha Umayyad ee bartamaha magaalada Dimishiq Fagaaraha Umayyad ee bartamaha magaalada ayaa ah halka ay dadku ku damaashaadayaan – waxaa jira rasaas joogta ah oo ay jabhaddu hawada u ridayaan.Dad rayid ah ayaa ku wareegaya fagaaraha, iyagoo isa siinaya calaamadda nabadda, dhahayana intee in le’eg ayay noloshu sidaas sii ahaan […]
24th December 2024 admin
Haweeneey loo haysto wax is daba marintii ugu weyneyd adduunka Haweeneyda hantiilaha ah ee dalka Vietnam Truong My Lan ayaa ku guul-darreysatay inay racfaan ka qaadato xukun dil ah oo lagu riday sababo la xiriira inay ku kacday wax is daba marintii ugu weyneyd adduunka ee bankiyada. Haweeneydan 68 jirka ah ayaa haatan wajaheysa caqabad […]
24th December 2024 admin
State Senator Omar Fateh oo ku dhawaqay in uu u sharaxan-yahay duqa Magaalada Minneapolis.
24th December 2024 admin
Waa kuma Abu Maxamed al-Julani, hoggaamiyaha kooxda Taxriir al-Sham Iyadoo xoogagga mucaaradka Suuriya ay gaareen magaalada Xalab ee xarunta gobolka ay isku magaca yihiin, ayaa kooxaha mucaaradka waxa ay daabaceen muuqaalo nin gar leh oo gashan tuutaha milateriga kaas oo hagaya weerarka. Ninkani ayaa lagu magacaabaa Abu Mohammed al-Julani, oo ah hogaamiyaha kooxda Hayat Tahrir […]