Category Archives: Uncategorized
11th January 2025 admin
Muqdisho, Talaado 6 Agoosto 2024 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo dhaafay. Golaha ayaa ku dhawaaqay caawa in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu […]
11th January 2025 admin
Turkiga iyo Masar oo sheegay in ay isku raaceen ilaalinta madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya Kualan ka dhacay magaalada Qaahira oo ay yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya. Kulanka oo ajandahiisa guud ahaa […]
11th January 2025 admin
Waa kuma Tim Walz? Xamse warfaa oo la soo shaqeeyey ayaa innoo sharaxaya Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Dimoqraadiga Kamala Harris ayaa u dooratey Tim Walz oo ah gudoomiyaha gobolka Minneasota inuu noqdo madaxweyne kuxigeenkeeda. Tim Walz ayaa kala qeybali doonaa ololaheeda doorasho, iyada oo kan ugu horeeya ee uu kala qeybgalayo uu yahay ololaha ka […]
11th January 2025 admin
Ra’isulwasarahi Bangladesh Sheekh Xasina oo dalka isaga carartay Ra’iisul-wasaaraha dalka Bangladesh Sheikh Hasina ayaa Isniinti shalay is casishay kaddibna dalka isaga carartay, kaddib laba todobaad oo ay Bangladesh ka socdeen dibadbaxyo uu dhiig badan ku daatay oo looga soo horjeeday dowladda. Mudaaharaadyada ayaa kaddib marki ay shacabka gaar ahaan dhalinyarada ka caroodeen, xeer dowladda kasoo […]
11th January 2025 admin
Ninkii 50 ka sano isbitaalka ku jiray isaga oo aan wax xanuun ah qabin Nin lagu magacaabo Charles Esler ayaa waxa uu isbitaal ku jiray muddo 50 sano ah isaga oo aan wax xanuun ah sidaas u wayn aan qabin. Charles oo qabay suuxdin yar iyo waxbarashada oo xoogaa ku adkayd, ay markii ugu horeysay […]
11th January 2025 admin
Markii madaxweeynihii hore ee Maraykanka Donald Trump la damcay in la dillo, waxaa shaqada looga ceeriyey habacsanaantii amni ee meeshaas ka dhacday haweenay ka ahayd ciidankaas agaasime. Shaqo xummo marka ay dhacdo, waa in shaqada looga ceeriyaa cid kasta oo dayacday shaqadeeda. Hadaba, intii uu joogay Madaxweeyne Xasan waxaa dhacay qaraxyo badan oo ay ku […]