Category Archives: Uncategorized

16th May 2025  admin  

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa gaaray deegaano horleh oo katirsan Togga Jeceel ee buuraleyda Cal-miskaad. Ciidamada ayaa isku fidiyay deegaanka Hararyo ilaa aaga Qurac, oo ay ugu tageen saldhigyo ay argagixisada Daacish ay ka carareen, sida uu xaqiijiyay Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland. “Ciidanka oo hore ugu ruqaansaday deegaano hor leh, wuxuu hawlgalo amni […]

16th May 2025  admin  

Ciidanka Puntland oo ku ruqaansaday fariisimaha ay kaga sugan yihiin Calmiskaad yihiin haraadiga Argagixisada WATCH: @GaroweOnline Obtains New Footage of Puntland Troops Advancing Deep Into ISIS Hideouts in the Calmiskaad Mountains. #Somalia pic.twitter.com/OS6BAiO5Kl — GAROWE ONLINE (@GaroweOnline) February 8, 2025

16th May 2025  admin  

Soomaaliya ayaa $125.5 milyan doollar ku weydey shaqo-joojinta uu Donald Trump ku sameeyey Hey’adda Gargaarka dalkiisa ee USAID. Laga soo bilaabo bishii October ilaa Jenuary, USAID waxa ay Soomaalida u ballan-qaaday wadarta $125.5 milyan oo isugu jirta horumarin iyo gargaar, taasi oo hadda noqoneysa hal bacaad lagu lisey madaama Mareykanku joojiyey shaqadii hey’addaasi. All reactions: […]

16th May 2025  admin  

“Afar jeer ayey puntland la dagaashay argagixiso afartiina waaka guulaysatay”

16th May 2025  admin  

Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Madaxwayne @Laftagareen Ayaa Isu Diyaarinaya In U Qabto Doorasho Dadban Doorashada Maamulka KGS Ayaa Dhici Doonta April 2025 War Deg Deg Ah Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Madaxwayne @Laftagareen Ayaa Isu Diyaarinaya In U Qabto Doorasho Dadban Doorashada Maamulka KGS Ayaa Dhici […]

16th May 2025  admin  

Halkee maraysaa hawshii sahaminta shidaal ee Soomaaliya? Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in markabka Oruc Reis uu dhammaystiray 50% baadhitaannadii seismic ee uu ka waday badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu. Markabka seismic-ka ee Turkiga, Oruc Reis, ayaa bishii Oktoobar ee […]