Category Archives: Uncategorized

10th January 2025  admin  

Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan Sweden ayaa qorsheyneysa inay kordhiso, oo ay gaarsiiso illaa $34,000, lacagta la siinayo dadka soo-galootiga ah si ay uga tagaan dalkaas gabaadka u noqday dad ka soo cararaya dagaallada iyo caburinta, sida ay Khamiistii sheegtay dowladda garabka midig. Dalkan Scandinavian-ka ayaa waxaa muddo tobanaan […]

10th January 2025  admin  

Maxamed Dida: Xaggee ayuu ku dambeeyay ninkan mar u tartamay madaxtinnimada Kenya? Musharraxii hore ee madaxtinnimada Kenya Maxamed Abduba Dida ayaa la sheegay inuu ku jiro xabsi ku yaalla gobolka Illinois, ee dalka Mareykanka. Sida ay qorayaan warbaahinta gudaha ee Kenya, Dida ayaa lagu xukumay toddoba sano oo xabsi ah, isagoo lagu xiray xabsiga Big […]

10th January 2025  admin  

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, oo booqanaya dalalka reer galbeedka ee ay ku nool yihiin Soomaalida uu Isimka u yahay ayaa ka bilaabay safarkiisa dalka Sweden. Suldaan Siciid ayaa ah Isimika hogaamiya Saldanada ugu facda weyn bariga iyo Bartamaha Afrika iyo Bariga dhexe. Xurmadle suldan saed suldan abdisalan oo si wayn loogu soodhaweeyey Sweden pic.twitter.com/g9KFJMAwqU — […]

10th January 2025  admin  

Mareykanka oo taageeray in Afrika xubin joogto ah laga siiyo Golaha Ammaanka Dowladda Mareykanka ayaa taageereysa qorshe laba kursi oo joogta ah looga siinayo Africa 15 xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxaa kaloo uu Mareykanka taageerayaa in hal kursi oo wareega oo isna joogta ah la siiyo waddamada yar yar ee Jaziiradaha soo […]

10th January 2025  admin  

ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula. Bayaan ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay dowladda Itoobiya uga fadhiyaan in ay faahfaahin ka bixiso islamarkaana ay kala caddeyso […]

10th January 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga noqon lahaayeen dadka Maalgashiga ku sameysanaya Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyadda XFS mudane Maxamed […]