Category Archives: Uncategorized

15th May 2025  admin  

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo gudaha u galay Taliskii ugu weynaa argagixisada Daacish, kaas oo ka kooban xafiisyo, hoolal shirar iyo gaadiid ay gubeen.

15th May 2025  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, oo ah gacanta labaad ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa warbaahinta ka hor qirtay in dhul ay dawladdu leedahay kooxdoodu iibsadeen Somalia's Deputy Minister of Information, Culture, and Tourism, Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, publicly addressed the media, revealing that public lands in Somalia had been illegally sold to businesses. […]

15th May 2025  admin  

Sida ay Ilhaan Cumar uga falcelisay in laga masaafuriyo Mareykanka iyo buuqa horta leh ee ka dhalatay lhaan Cumar ayaa markii ugu horreysay ka falcelisay baaqa ka yimid xildhibaan ka tirsan Congress Mareykanka oo dalbanayay in iyada laga masaafuriyo Mareynkanka, oo dib loogu celiyo Soomaaliya. Hadalka Brandon Gill oo kasoo jeeda gobolka Texas islamarkaasna xubin […]

15th May 2025  admin  

Xildhibaanada Hargaysa iyo Burco waa Barakacayaal aan degaan lahayn

15th May 2025  admin  

Gaadiidka iyo Guryaha taliska ay ka carareen Argagixisada Daacish, oo ay maanta hawlgalo ka sameeyeen Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland,

15th May 2025  admin  

Agaasimaha Guud ee duulista Hawada Bashii Macalin Cali Xasan, oo horay ugu sheegay Soomaalida Koonfur galbeed inay yihiin Guruuc ayaa ka mid ahaa dadkii shalay ka niikinayey Muqdisho