Category Archives: Uncategorized

8th January 2025  admin  

Madaxweyne Ruto oo magacaabay ku-xigeenkiisa cusub Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua. Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua. Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku soo magacaabo ku-xigeen cusub kadib […]

8th January 2025  admin  

Waa kuma wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee Itoobiya? Raii’sul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Dr Gideon Timothy u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, kadib isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiirrada. Kahor inta aan loo magacaabin Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gideon Timothy waxa uu ahaa Wasiirka Cadaaladda ee dalka Itoobiya. Gideon ayaa ra’iisul wasaare […]

8th January 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Cabdi fataax Cabdulaahi Cabdiraxman intaanu dhiman ma ogaa waxa uu ku salaysan yahay mudaharaadkii isaga iyoo caruurtii la midka ahaa ee maanta degmada Badhan ku banaan bxayey oo isaga lagu dilay Cabdiraxmaan wuxuu ka soo jeeday beesha Majeerteen, wuxuuna ka mid ahaa dhalinyaro maanta loogu yeedhay banaan bax lagu sheegay in […]

8th January 2025  admin  

Madaxweynaha Cameroon oo la baadi goobayo halka uu jaan iyo cirib dhigay Madaxweynaha Cameroon wuxuu ku jiraa xaald “caafimaad” oo heer sare ah, saraakiisha sarsare ayaa sidaasi ku adkaystay kaddib markii laga waayey fagaarayaasha bulshada muddo dheer taas oo dhalisay hadal-hayn baahsan oo ku saabsan xaaladda hoggaamiyahaas 91-jirka ah. Madaxweyne Paul Biya laguma arag meel […]

8th January 2025  admin  

Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan ‘isku moddo kororsi’ Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada haya Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, ra’iisul wasaare hore Xasan Cali Kheyre iyo xildhibaan […]

8th January 2025  admin  

Waa kuma madaxweynaha cusub ee loo magacaabay dalka Itoobiya? Danjire Taye Atsiksilase oo ahaa wasiirkii arimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxaa loo magacaabay xilka madaxweunaha dalka Itoobiya. Danjire Taye ayaa xilka madaxweynaha loogu magacaabay furitaanka kalfadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka iyo federaalka. Danjire Taye bartamihii sanadkii hore, waxaa la […]