Category Archives: Uncategorized

14th May 2025  admin  

Argagixisaddii SNM, ee dhibta ku haysay shacabka aan hubaysnayn ee Sool iyo Sanaag, markii danbena u gudbay buuraha Cal miskaad iyo koonfurta Soomaaliya ayaa hadda heshiis la galay Talibaan si caalamka intiisa kale u argagax geliyaan https://t.co/NvBZwL6JwO pic.twitter.com/cHuUTPXQvU — MOGADISHU BREAKING (@Mogadishu_News) March 31, 2025 https://t.co/NvBZwL6JwO pic.twitter.com/cHuUTPXQvU — MOGADISHU BREAKING (@Mogadishu_News) March 31, 2025

14th May 2025  admin  

Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in la arkay Bisha Shawaal Berri oo Axad ahna ay tahay rmaalinta koowaad ee Ciidda.

14th May 2025  admin  

Maxay ka wada hadleen madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga millatariga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab, ka dib kulan ay ku yeesheen Ankara maalintii Khamiista, sida uu baahiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliya (SNTV). “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud […]

14th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Koonfurta Sudan oo xabsiga la dhigay iyo xaalka ka sii daraya Xariga madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Koonfurta Suudaan Riek Machar ayaa si hufan u burburay heshiiskii nabadda ee 2018-kii ee lagu soo afjaray dagaalladii sokeeye ee dalkaas ka socday shantii sano ee la soo dhaafay, sida uu sheegay xisbigiisa. Kolonyo hubeysan […]

14th May 2025  admin  

Puntland ayaa soo bandhigtay baasaboorada ajaaniib laga heley buuraha Calmiskaad: Dawladda bandhigay ayaa soo bandhigtay Baasaboorada dalaka Sucuudi, Jarmal, Argentine, Tuunisiya, Tansaniya, Kenya Lubnaan, Baxrayn, Bangladesh, & K. Afrika. Basabooradan ayaa laga helay godadka buuraha Calmiskaad This striking video captures an army officer examining passports belonging to international terrorists in Puntland, #Somalia. The documents, linked […]

14th May 2025  admin  

Wasiirka warfaafinta PL Maxamuud Caydiid Dirir, oo ah geesi aan gaban, lana mid ahayn siyasiyiinta hore ee Puntland ayaa waraysi uu bixiyey ku sheegay in reerka ay Soomaali ka degi la’dahay ay yihiin beesha Isaaq,