Category Archives: Uncategorized

7th June 2025  admin  

Madaxweyne Deni: “Dowladdu ma rabto in ay macdanta dalka qaadato ama cid kale siiso; laakiin caqli maaha in la diido in shirkado shisheeye dalka maalgashadaan, dhulkaan jinni ee intaa la ilaalinayo goormaa la intifaacsan! Dowladda shaqadeedu waa in ay dalka iib gayso.”

7th June 2025  admin  

”Islaantii indho la’aan miyaad ku ogayd, dad qalatanimo

7th June 2025  admin  

Dowladda Puntland si xor ah ayaa lagu Wada dhistay oo ku timi Rabitaan Shacabka Gobolada Puntland in la yiraahdo si fudud ayaan ku tagayaa Wax la Aqbali karo Maaha Arinka Laascaano Waxay ku timi Daruuf

7th June 2025  admin  

Sadax Ra’iisul Wasaare hore iyo Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka oo war culus soo saaray “Waxaan iska wareysannay xaaladda guud ee uu dalku maanta ku sugan yahay. Innagoo isla garannay in Dalka uu god mugdi ah ku sii socda, ficillada iyo habdhaqanka Dowladda hadda joogtana ay yihiin kuwo aan loogu tureyn Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed. Xaqiiqdii […]

7th June 2025  admin  

Siyaasyiinta Isaaq oo banaanka keenay sir qarsoonayd. Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac, oo ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa sir qarsoonayd oo u dhaxaysay Kooxda Khatumo iyo siyaasiyiinta USC iyo SNM banaanka keenay. Arintan qarsoonayd, hase ahaatee dadka qaarkiis ay ka war qabeen oo ahayd in Muqdisho ay ka socdaan shirar Reer Waqooyinimo, […]

7th June 2025  admin  

Xisbiga uu Hormuudka u yahay madaxweyne Culosoow oo caawa looga dhawaaqayo Muqdisho 1. Xasan Culusoow Guddoomiyaha ahna Musharraxa Ururka JSP 2. Xamza Cabdi Barre Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsheynta 3. Cabdicasiis Xasan Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Amniga iyo Dowlad Goboleedyada 4. Saalax Axmed Jamac Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhaqaalaha 5. Sacdiyo Yasiin […]