Category Archives: Uncategorized

28th May 2025  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

28th May 2025  admin  

Madaxweyna Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Kamnaradu qabatay dharbaaxo kulul oo ay xaaskiisu ku dhufanayso Emmanuel Macron' "wife" keeps his pimp hand strong. How humiliating. pic.twitter.com/I9PuCd3Ziv — Brenden Dilley (@WarlordDilley) May 26, 2025

28th May 2025  admin  

Xafiis ay SNM doonayeen inay Nairobi ka furtaan ayaa loo diiday, Wasaaradda Arimaha DIbadda ee Kenya oo ka jawaabaysa warar la isla dhexmarayo oo la xiriira in Isaaqland ay xafiiis Diblumaaasiyadeed ka furaneyso kenya ayaa Wasaaradda Arimaha Dibadda Kenya qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in Kenya ay mar kale ku celineyso in […]

28th May 2025  admin  

Yaa ka Qeybgeli doono shirka wadatashiga ee dowladdu ku baaqday muxuuse yahay ajenduhu? Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilowday latashiyo ballaaran oo lala yeelanayo qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ku jiraan ururrada siyaasadda, kuwaas oo looga arinsanayo ka qaybgalka shirka qaran ee uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud bisha soo socota […]

28th May 2025  admin  

Australia: Maxaan ka ognahay weerarka ka dhacay suuqa laga dukaameysto ee xaafadda ay Soomaalidu u badan tahay? Hal qof ayaa loo qaaday Isbitaalka Royal Melbourne, magaalada Melbourne ee dalka Australia, kaas oo dhaawac halis ah uu kasoo gaaray weerar loo adeegsaday mindi oo u dhaxeeyey dhalinyaro ilaa 10 gaaraya da’dooduna u dhaxeysa 15-20 ji. Weerarkan […]

28th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Wasiirkii hore AxmeAxmed Cabdullaahi Yuusuf Dowlad, ma arag Laascaanood oo xor ah, hase ahaatee wuxuu jeexay jidkii lagu xorayn lahaa. Dawlad ayaa ka soo jeeda beesha Warsangeli. Allah ha u naxariisto wasiir Dawlad Laakiinse wasiir Tima cade, oo hadda Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah , wuxuu nasiib u helay Laascaanood […]

28th May 2025  admin  

Taliyaha Dagmada Shaxda “Sharcidarro ayay ku soo galeen hadana waan kasaarnay…