Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Maxkamadda sare ee DPL ayaa dhaarisay Xildhibaannada Baarlamaanka 6-aad ee Golaha Wakiillada DPL

23rd September 2024  admin  

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka DPL 2024,2029.

23rd September 2024  admin  

Degaanada Puntland waxa ka socda ololihii doorashada Puntland ee lagu dooran lahaa madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka’ Xildhibaanaddii dooran lahaa madaxdan oo gaaraya 66 Xildhibaan ayaa intoda badan beeluhu soo doorteen. Inta badan doorashadan Puntland ayaa marka hore la qabtaa Gudoomiyaha Barlamaanka, oo ay u tartamaan Xildhibaano ka soo jeeda beesha Warsangel, o aan […]

23rd September 2024  admin  

Waa maxay sababta uu Madaxeyne Deni ugu guulaysan karaa doorashada Puntlad Degaanada Punland waxa ka socda ololaha doorasho ee lagu dooranayo madaxeynaha Puntlnd, taas oo la qabto shantii sanoba hal mar. Doorashda madaxweynaha Puntland ayaa intii Puntland jirtay waxa soo dooran jiray Xildhibaano gaaraya 66, oo ka soo wada jeeda guud ahaan beelaha Puntland. Madaxwynaha […]

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka oo ay goob joog ahaayeen Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka iyo dhammaan xubnaha Guddiga Joogtada […]

23rd September 2024  admin  

Jiirku wuxuu ka mid yahay noocyada xayawaanaadka dab iyo duur joogtaba ah laakiin waxaa jira faa’iidooyinka iyo khasaare uu leeyahay labadaba. Saynisyahanada cilmi baarista ee adduunka ayaa isku raacay in isticmaalka noocyada jiirka ee cilmi baarista iyo tijaabooyinka cudurada ay noqdeen kuwo aad muhiim u ah dhowrkii sano ee la soo dhaafay. Marka xayawaanka sida […]