Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Maxay ka dhigan tahay booqashada Xasan Sheekh ee Eritrea? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Eritrea, sida war qoraal oo kooban ay soo saartay Villa Somalia lagu sheegey. Villa Somalia ayaa tilmaamtay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kulamo la qaadan doono madaxweynaha dalkaasi Isaias Afawerki. Haddaba socdaalkan, madaxwyenaha ayaa […]

23rd September 2024  admin  

Deni oo mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Puntland, kadib markii uu ku guuleystay 45 cod wareeggii saddexaad ee doorashad madaxweynaha, halka uu 21 cod helay Guuleed Saalax Barre oo kula tartamay wareegga saddexaad. Deni ayaa loollankan ku wajahay siyaasiyiin caan ah oo xilal kala duwan […]

23rd September 2024  admin  

23rd September 2024  admin  

Madaxwyne Xasan Culusoow oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa warbixin kasiiyay dagaalka ka dhanka argagixisada iyo qorshaha dowlada ee ka hortagga xad-gudubka Itoobiya ee madax-bannaanida dalka iyo difaaca dhulka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka […]

23rd September 2024  admin  

InaalilaahI wa inaa ilayhu raajucuun. Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Maxamed Cabdi Gaas ( Axmed yeyto) oo ku geeriyooday magaalada Bristol ee dalka UK. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir […]

23rd September 2024  admin  

Wasiirkii Dagaalka SNM oo iska casilay xilkii Wasiirka dagaalka ee maamulka SNM MAJOR UPDATE: Abdiqani Mohamud Aateeye, one of the key ministers of illegitimate Musa Bihi’s regime, has resigned from his position, he told Horyaal Television, a local station based in #Hargeisa. Aateeye said he resigned because he opposed the unlawful deal that Somaliland and… […]