Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
17th November 2024 admin
Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Masar oo wada jir uga hadlay xaaladda Gobalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee […]
17th November 2024 admin
Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS Bangor, ayaa yimid kadib markii Markabka lagu magacaabo Chiddingfold uu ku dhacay Markabka Bangor oo xiligaa ku xirnaa dekadda Baxrayn Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS Bangor, ayaa yimid kadib markii Markabka lagu magacaabo Chiddingfold uu ku dhacay Markabka Bangor oo […]
17th November 2024 admin
Ugaaska beelaha kuumade “Dadkii lahaa Janan waa la dilay maxay ku hadlayaa hadda” Wasiirkii hore Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (JANAN), oo dadka qaarkiis lahaayeen waa la dilay ayaa hadda gurigiisii ku soo laabtay. Wasiirka ayaa ka soo jeeda beesha Mareexaan
17th November 2024 admin
Maxamed Cigale Hooleey, oo ka mid ahaa Odayaal dhowr ah oo ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo Hungurigu la galay Ururka Irir Samaale oo ay u arkayeen kan ugu dha dhamiska badan geeska Afrika ayaa hadda ida muuqata xoogaa ka helay dawladda federaalka Soomaaliya, sidaas awgeedna bedelay mowqifkiisii hore
17th November 2024 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-shariif Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka dhanka ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee […]
17th November 2024 admin
Puntland oo lagu soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Abdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali doona caleema saarka madaxda Dowladda Puntland.