Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

Anagu wali maanan gaarin inaan xiriirka goyno,Safiirka Ethiopia iskiis ayuu dalkeena uga baxay hadduu doonana berriba wuu soo noqonkaraa”Kusimaha wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiir dowlaha Wasaaradda Cali Balcad oo su’aalo xasaasi ah laga weydiiyey xiriirka labada dal.

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA waxaa uu ka warbixinyey shaqooyinka u qabsomay baarlamanka mudadii yareyd ee uu xafiiska joogay. Guddoomiyaha ayaa sheegay inay wax ka qaban doonaan wixii xeerar ah ee keeni kara daldalool sharci, islamarkaana ay hirgelin doonaan dhisme xarun ee cusub […]

23rd September 2024  admin  

Shirka ay ku baaqeen ururka Jaamacadda Carabta Shirarka ay ku baaqeen urur-goboleedka IGAD iyo Jaamacadda Carabta ayaa ka mid ah dhacdooyinka la filayo maalmaha soo socda ee ku saabsan arrimaha Geeska Afrika oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka jireen isbeddello badan oo dhanka siyaasadda ah iyo xiisado. Waxyaabaha ugu waaweyn ee la filayo in laga […]

23rd September 2024  admin  

Maxey salka ku haysaa xiisadda ka dhex aloosan shirkadda Hormuud iyo NISA? Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa la geeyay xarumaha dhexe ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Baanka Salaam kaddib markii ay soo baxday eedeymo midba mid kale u jeedinayay saacadihii la soo dhaafay, sida BBC-da ay u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan […]

23rd September 2024  admin  

The island’s government says it is ‘in the best interests’ of the country and its people to resume full diplomatic ties with Beijing. 15 Jan 2024 The South Pacific nation of Nauru has announced it is severing diplomatic ties with Taiwan and would instead recognise China, according to a government post on social media. President […]

23rd September 2024  admin  

Siyaasiga caanka ah ee beesha Jareer weyn ee aan Koonfurta Soomaaliya waxba looga ogolayn ayaa lagu soo dhoweeyey Boosaaso. Waxa soo dhowayntiisa qayb libaax ka qaatay Bulsho waynta beesha Jareer weyn ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee laga soo barakiciyey Koonfurta Soomaaliya oo nolosha ka samaystay Puntland