Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Maxamed Cigale Hooleey, oo ka mid ahaa Odayaal dhowr ah oo ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo Hungurigu la galay Ururka Irir Samaale oo ay u arkayeen kan ugu dha dhamiska badan geeska Afrika ayaa hadda ida muuqata xoogaa ka helay dawladda federaalka Soomaaliya, sidaas awgeedna bedelay mowqifkiisii hore

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-shariif Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed  El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee ka  dhanka ah Khawaarijta Alshabaab iyo xaaladda kumannaanka arday ee […]

22nd September 2024  admin  

Puntland oo lagu soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Abdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali doona caleema saarka madaxda Dowladda Puntland.

22nd September 2024  admin  

Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda? Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax u haysan in ay soo galaan hawada Soomaaliya. Diyaaradahaasi oo ka iman lahaa Ethiopia iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ku sii jeeday magaalada Hargeysa. Haddaba, maxay yihiin tillaabooyinka dhanka sharciga […]

22nd September 2024  admin  

Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii? Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay hawada Soomaaliya ayaa ka soo degtay magaalada Hargeysa. Saaka oo sabti ah, marka ay saacaddu […]

22nd September 2024  admin  

Daaroodku Beero ma fashaane yaan wax la waydiin Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan kamid ah fadhiyadooda caadiga ah maanta ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas looga doodayay hindise sharciyeedka beeraha oo la horgeeyay golaha. Intaan la guda gelin doodii oo ay socoto aayadihii Quraanka ahaa ee kulnka lagu furi lahaa syaa siddii caadadu […]