Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th November 2024  admin  

Ilo ka tirsan ha’yadda duulista rayidka Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliland ay qaaday dhawr tallaabo oo ay ka mid yihiin in ay shiday qalabka VHF oo ah mid loo isticmaalo in lagula xariiro diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya kaas oo horey u yaallay magaalada Hargaysa. Inkasta oo qalabkaasi muddo yaallay garoonka magaalada Hargaysa, balse […]

17th November 2024  admin  

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY SARAAKIISHA WALAALAHA IMAARAATKA EE KU GEERIYOODAY WEERARKA MUQDISHO Muqdisho, Feberaayo 10, 2024; Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Hosbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada Saraakiisha Imaaratka ee galabta ku dhawaacmay falka argagaxa leh ee ka dhacay Xerada Janaraal Gorod ee magaalada Muqdisho ayaa tacsi u […]

17th November 2024  admin  

17th November 2024  admin  

Askari ka tirsan ciidan tababar uu uga socday xeradda Gordon ee magaalada Muqdisho ayaa laayey saraakiil iyo ciidankii kale, ciidanka la laayey ayaa waxaa ku jira saraakiil ka socday dalka Imaaraadka. Inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay 17, waxaana dhaawacantay in intaa ka badan. Argagixisada ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas.

17th November 2024  admin  

Golaha Shacabka ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyay ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC. Soomaaliya ayaa bishii November ee sanadkii hore ku biirtay EAC laakin urur goboleedka ayaa Soomaaliya siiyay muddo lix bilood ah oo ay hay’adaha sharci-dejintu ku ansixiyaan heshiiska ay Soomaaliya sida rasmiga ah ugu biireyso […]

17th November 2024  admin  

Waxaa foodda nagu soo haya mowsimka Xajka ee sannadkan oo dhowr bilood ay naga xigaan, waxaana durba la bilaabay hawlaha loogu diyaar garoobayo. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya iyo guddiga Arrimaha Xajka ayaa sannadkan shaaciyey khidmada lacageed ee laga qaadayo Xujayda Soomaalliyeed ee doonaya inay sanadkan soo Xaj gutaan. Qiimaha sanadkan ayaan wax […]