Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

11th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe, iyadoo wafdi uu hooggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Cabdulqaadir Geeddi ay arrintan utageen Boosaaso.

11th May 2025 admin
Siyaasiyiinta Isaaq oo amray kuwi wax xadayey inay amniga mzgaalada ilaaliyaan

11th May 2025 admin
Masar oo xaqiijisay in ay ku biireyso howlgalka AUSSOM Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo labada dal ay isku sii dhowaanayaan xilli ay jiraan xiisadaha Itoobiya. “Masar waxay go’aansatay inay ku biirto howlgalkan, iyadoo ka duulaysa codsi uga […]

11th May 2025 admin
Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah? Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland ay yeelato taasoo muujineysa khilaafka xooggan ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka Puntland ee ku saabsan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, […]

11th May 2025 admin
Amarkii hogaamiyaha SNM Ciro siiyey Maleeshiyaadkiisa ayaa saaka ka bilowday degmada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Askarta SNM ee ka soo wada jeeda beesha Isaaq intaan lagu amrin Inay bililiqaystan guryaha beelaha Harti ee magaalada Ceerigaabo, waa kuwii horay suuqyada Ceerigabo shacabka aan hubaysnayn ugu toogan jiray oo aan mid ka mid ah loo soo […]