Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Talyaaniga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Giorgia Meloni oo ay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka taariikhiga […]

22nd September 2024  admin  

Hadalkii Ilhaan Cumar ee muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo dood ka abuuray Mareykanka Xildhibaan sare oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo Congraess-ka ku matasha gobolka Minnesota inay is casisho kadib khudbad ay ka jeedisay munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis. Ilhaan Cumar oo 27-kii bishan hadal ka jeedisay […]

22nd September 2024  admin  

Aqalka Cad oo lagu cadaadinayo inuu ka jawaabo weerarkii Jordan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuusan dooneyn dagaal uu la galo Iran. Hadalkan oo ku soo beegmay xilli madaxweyne Biden uu wacad ku maray in Mareykanku ka jawaabayo weerar loo adeegsaday dayuurad Drone ah oo dalka Jordan ku dilay saddex askari oo Mareykan ah. […]

22nd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka Sacuudiga ,ahna madaxa xarunta King Salman ee gargaarga deg-degga ah. Kulankaan sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Muxamed al […]

22nd September 2024  admin  

Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto? Maraqan adag, ee laga sameeyay yaanyo iyo caanaha garoorka oo adag, laguna daray subag iyo dhir aan badneyn, ayaa aad loogu iibiyaan maqaayadaha dalal badan, iyadoo Soomaalida dhexdeedana uu caan ka yahay. Balse maraqan ay dad badan oo daafaha dunida ku nool ay aad u jecel […]

22nd September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Shire iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Muuse Maxamed Cismaan ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Maamulaha Bangiga Adduunka ee […]