Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo ku geeriyootay Muqdisho axaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah. Sida ay ehelladeeda sheegeen, Luul waxaa gubay nin ay u dhexday, kaas oo aan illaa iyo hadda aan lasoo […]

22nd September 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adaha QM ee ka howlgala dalka Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka hawlgala gudaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayay, Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ee Xoghayaha Guud […]

22nd September 2024  admin  

Imaaraatka kaga qeyb galay shir ku saabsan Amniga Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. […]

22nd September 2024  admin  

Maxaa u roon dhabar xanuunka?: Sida ay soo jeedisay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO Dhabar-xanuunka, gaar ahaan xanuunka qaybta hoose ee dhabarka, waa mid ka mid ah dhibaatooyinka caafimaad ee la yaabka leh sababtuna waxay tahay tirada badan ee dadka qaba xanuunkan iyo sida aadka ah ee uu u saameeyo nolol maalmeedkeenna. Haddi aysan weli […]

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan looga hadlay Ajandaha Shirka heer Federaal ee ay gogoshiisa dhigtay Puntland oo ka dhici doona Garoowe.

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Frmaajo oo soo dhoweeyey shirkii Puntland gogosheeda dhigtay Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran ah oo lagu wajahayo xaaladaha taagan ee la xiriira wax ka beddelka dastuurka, qaab dhismeelka maamul ee dalka iyo khataraha ku […]