Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th November 2024  admin  

Soomaalida u safreysa Hindiya oo ka maarmaysa inay fiiso u doontaan Itoobiya Dad badan oo Soomaali ah ayaa caafimaad ahaan u aada dalka Hindiya, halkaas oo ay u doontaan adeegyo caafimaad oo an laga helin dalka Soomaaliya. Inkasta oo an si rasmi ah loo hayn tiro sugan oo dadka Soomaalida ee caafimaadka u aada dalka […]

16th November 2024  admin  

Hay’adda Maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabad Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cadde waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka. Shixnadaan gargaar ayaa waxaa waday mid ka mid ah diyaaradaha xamuulka qaada ee dowladda Imaaraadka Carabta, waxaana uu ku soo aaday xilli […]

16th November 2024  admin  

Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay ururka EAC Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay ururka EAC Beesha dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad. Ku dhowaaqista Soomaaliya ee xubinnimada EAC ayaa ka dhigan in Soomaaliya ay […]

16th November 2024  admin  

Erdogan iyo Ruto: Dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya iyo waxa laga og yahay Waxaa labo bil jirsaday xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee sal-ku-heysa is-afgaradka la xiriira in Addis Ababa ay marin baddeed oo toos ah iyo saldhig ciidanka badda ah ka hesho Somaliland, iyada oo ay madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland […]

16th November 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Mudane Abdullah Salem Al Nuaimi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah. Mudane Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada […]

16th November 2024  admin  

Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka oo shir muhiim ah uga furmay Nairobi “SAWIRRO” Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta Maaliyadda ee Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda lacagta Adduunka ee IMF, shirkaas oo socon doona muddo […]