Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ญ Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal waweyn oo u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas oo dalka u yimid sidii ay Maalgashiyo uga sameyn lahaayeen dalka. Kulanka oo ay qeyb ka ahaayeen Xildhibbaano ka […]

22nd September 2024  admin  

Villa Somalia oo digniin culus u dirtay Itoobiya Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha ammaanka ee Ethiopia ay isku dayeen in shirka Midowga Afrika laga hor-istaago madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ahaa wafuudda shirka ka qayb-galaysay. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa digniin u dirtay dawladda Ethiopia, iyaga oo sheegay in heshiiska ay la galeen Somaliland ee […]

22nd September 2024  admin  

Maxay SNM ka tiri inay Hargeysa joogaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo diyaarinaya dhaqan galka heshiiska MoU Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo suxufiyiin kula hadlayey Addis Ababa ayaa sheegay in Itoobiya ay qiil u samaynayso heshiiskii ay la saxiixatay Somaliland isagoo ku eedeeyey Itoobiya โ€œ inay doonayso inay qaadato dhul Soomaaliyeedโ€ Wuxuu intaa ku daray […]

22nd September 2024  admin  

CAIRO/ANKARA, Feb 14 (Reuters) – Turkish President Tayyip Erdogan said on Wednesday that Turkey was ready for cooperation with Egypt to rebuild Gaza as he made his first visit to the country since 2012. Erdogan and his Egyptian counterpart Abdel Fattah al-Sisi held a joint news conference on Wednesday in Cairo after bilateral talks, taking […]

22nd September 2024  admin  

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Booqashada madaxwaynaha ayaa ku saabsan taageero uu raadinayo wax ka beddelka dastuurka taas oo uu kala kulmay diidmo ku aadan habka uu u doonayo in uu u ansixiyo iyada oo ay ka maqan yihiin maamulada Hargaysa iyo Puntland.

22nd September 2024  admin  

Ilo ka tirsan haโ€™yadda duulista rayidka Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliland ay qaaday dhawr tallaabo oo ay ka mid yihiin in ay shiday qalabka VHF oo ah mid loo isticmaalo in lagula xariiro diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya kaas oo horey u yaallay magaalada Hargaysa. Inkasta oo qalabkaasi muddo yaallay garoonka magaalada Hargaysa, balse […]