Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya saameyn maku yeelan karaa kii is afgarad ee Itoobiya iyo SNM Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arbacadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dhiggeeda dalka Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ah. Waxaa ka horreeyay heshiis is afgarad oo ay […]

22nd September 2024  admin  

Sida uu u dhacay dilka Imaamkan Soomaaliga ah ee meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaal Ingiriiska Imaam si weyn looga ixtiraami jiray magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa lagusoo warramayaa in lagu dilay isla magaaladaasi, iyadoo qof loo xiray dilkiisa. Waxa uu ahaa samafale iyadoo dadka deegaanka ay dilkiisa ku tilmaameen mid laga naxay. […]

22nd September 2024  admin  

Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashiga difaaca ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyeey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cabdifataax Qaasim. Wafdiga Wasiirka […]

22nd September 2024  admin  

Wafdi ka socdo Jaamacadda Carabta oo soo gaaray Muqdisho Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa waxaa si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Xamza Aadan Xaadoow, Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Masar ahna Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Danjire […]

22nd September 2024  admin  

Muqdisho, February, 19, 2024 – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday;

22nd September 2024  admin  

Qaramada Midoobay oo bogaadisay horumarka ay Soomaaliya ku talaaabsatay ee Amniga iyo dowlad dhiska Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ayaa ka hadashay Horumarka balaaran ee ay Dowladda Federaalka ku tallaabsatay bilihii la soo dhaafay ee ku aaddan hirgelinta waxyaabaha […]