Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

22nd September 2024  admin  

Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib u dhac iyo in kharash fara badan uu ku baxo. MOSQUE AL DJAZAIR | The […]

22nd September 2024  admin  

Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb-galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Dhoolatuskan oo ka dhacaya dalka Kenya ayaa waxaa qeyb ka ah dowlado kala duwan oo dowladda Soomaaliya qeyb ka tahay, waxaana Xoogga Dalka wakiil uga ah cutubyo ka tirsan […]

22nd September 2024  admin  

Xildhibaannada Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista cutubka 2aad ee Dastuurka Xildhibaannada Labada Aqal ayaa aragtidooda ka dhiibtay cutubka labaad ee dib u eegista Dastuurka oo ay ugu horreeyaan arrimaha Diinta, xuquuqda aasaasiga ee muwaadinka Soomaaliyeed sida xorriyadda hadalka kan muwaadinka iyo sinaanta, qofka inuu ku biiri karo xisbi siyaadeed ee dalka ka […]

22nd September 2024  admin  

Xiriirka siyaasadeed, kan dhaqaale iyo militari ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, oo si xowli ah u horumarayay tan iyo sanadkii 2011, ayaa galaya marxalad cusub kaddib “Heshiiskii Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha” ee la kala saxiixday February 8. Sida ku xusan heshiiska, Turkiga, oo saldhig militari ku leh Muqdisho, ayaa muddo 10 sano ah difaaci […]

22nd September 2024  admin  

Loolanka ay wadamadu ugu jiraan Soomaaliya xilli la shaaciyay waqtiga shidaalka la qodi doono Ciyaaro jaan iyo jiibleh ayaa lagu qaabilayaa markay sidaas ciida faraha u dhigeenba caasimadda Soomaaliya – wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudiga kuwaas oo daahfuraya mashaariic cusub oo gargaar ah kuwaas oo dowladda sacuudigu ku xoojinayso xiriirkedda Soomaaliya. Waloow heshiishkan yahay mid […]

22nd September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo qoraal soo dhigay boggiisa Facebooka ayaa ku yiri “Waxaan saxiixay […]