Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
14th November 2024 admin
Shaqaalaha Shiineeska ee Afrika oo aad hoos ugu dhacay Tirada shaqaalaha Shiinaha ee guud ahaan Afrika ayaa gaartay heerkii ugu hooseeyay in ka badan toban sano, waxaa sidaas muujisay xog cusub oo ka soo baxday Xafiiska Tirakoobka Qaranka Shiinaha.
14th November 2024 admin
Maxay tahay sababta ka dambeysa safarrada is daba joogga ah ee madaxweynaha uu ku tagayo Eritrea Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea halkaa oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi, Isaias Afwerki. Labada hoggaamiye ayaa kawada hadlay arrimo xasaasi ah oo gobolka la xiriira iyo si gaar […]
14th November 2024 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar), oo ku geeriyooday dalka Hindiya Marxuum Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar) waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna […]
14th November 2024 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray Talisyada Nabad-Sugidda iyo Booliska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu warbixinno ku saabsan amniga dalka kaga dhageystay Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha ciidanka Booliska iyo […]
14th November 2024 admin
Taliska AFRICOM oo walaac ka muujiyay awoodda Ruushka ee Afrika Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa toddobaadkii hore uga digay Congress-ka Maraykanka in Ruushka uu si ba’an u ballaarinayo awoodda uu ku leeyahay Qaaradda Afrika. Taliyaha ayaa sheegay in dalal badan oo Afrikaan ah ay qarka u saaranyihiin in ay si buuxda gacanta ugu galaan […]
14th November 2024 admin
Lix jeer ayaan qarax ka badbaaday, waxaa iigu xanuun badnaa kan oo wiilkeyga yar ila socday’ Waxay u ahayd mid ka mida habeenadii ugu naxdinta badnaa in ka badan shan jeer oo hore ugu badbaaday weeraro qaraxyo ku bilowday dabadeedna ay xigeen in rag hubaysan oo gudaha u galay goob uu ku sugnaa. Habeenkii jimcuhu […]