Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Ciidanka Amniga ee Puntland oo fuliyey howgal ka dhan ah kooxaha Argagaxisada ee ku dhuumaaleysta qeybo kamid ah buuraha gobolka Barri.

4th May 2025  admin  

Agaasimaha bililiqada iyo iibka hantida Qaran iyo Qabuuraha ayaa la magcaabay Waxa markii ugu horaysay taariikhda Soomaaliya la magcaabay agaasime shaqadiisu tahay IIbka oo ka howl geli doona xarunta madaxtooyada. Agaasimahan oo inta badan la shaqaynaya qoyska madaxweytnaha ayaa ka soo jeeda beesha Madaxweynaha Hawlaha Arlada Haddii Lagugu Aamino

4th May 2025  admin  

Dawladda madaxweyne Culusoow intay joogeen waxay ka shaqaynayeen sidii beelaha Soomaaliyeed laysugu dhufan lahaa, wax loo xadi laha, loona burburin lahaa maamul goboleedyada, ayaa hadda ku faanaya inay keeneen Dawlad wanaagii iyo jidkii wanaagsanaa ee uu ka sii shaqeeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo ee ahaa inay Caalamka wax la qaybsato 𝐁𝐞𝐞𝐧𝐢 𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐥𝐞𝐡🤣🤣!! pic.twitter.com/TIhreN1GEC […]

4th May 2025  admin  

4th May 2025  admin  

Maamulka Somaliland ee Xaruntiisu tahay Hargaysa ayaa markii ugu horaysay qirtay inay iska indho tiri jireen alshaabka u socda degaanada Puntland Maamulka Somalilnd wuxuu si cadaan ah u taageeri jiray Kooxaha Argagixsada ka dagaalama buuraha Calmadow isla markaana 16 kii sano ee lasoo dhaafay Boosaaso dhibka weyn ka gaysan jiray sida qaraxyo,dil qorshaysan iyo ficilo […]

4th May 2025  admin  

Soomaaliya oo sheegtay in la xalliyey “arrintii kala dhaxaysay Itoobiya” ayadoo wafdi Itoobiyaan ah ay tageen Muqdisho Wafdi ka socda dawladda Itoobiya oo ay hogaaminayso wasiirka gaashaandhigga ayaa booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyeen Saraakiil sare, waxaana safarkooda lagu sheegay inuu yahay kii ugu horreeyey ee kulan laba […]