Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Maxaa ka jira eedeynta ah in dhoofka xoolaha Soomaaliya loo xiray shaqsi ajnabi ah 8 Saacadood ka hor Warar aanay BBCdu u xaqiijin karin si madax banana ayaa sheegaya in dhoofka xooolaha Soomaaliyeed ay dowladda Soomaaliya u xirtay ganacsadde Ajanbi ah, arrintaasoo ay qeylo dhaan ka muujiyeen ganacasatada xoolaha iyo xildhibaano ku dhow ilaa 100 […]

4th May 2025 admin
Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025? Waa waraysi uu Afyare Cilmi siiyey Idaacadda Codka America. Afayare, wuxuu ka mid yahay Aqoonyahanada Soomaalida kuwooda aad u dhex dhexaadka ah Damuljadiid cid waliba Aragtay @afyare_elmi oo kamid ahaa Kaadirka kooxda Daljir Iyo Heritage, ayaa la yaaban Habdhaqanka foosha xun ee Kooxda Damuljadiid Iyo Talo-xumida Madaxweyne Xassan Culusow. […]

4th May 2025 admin
Bayaaan Kasoo baxay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Puntland oo warqadii kasoo baxday shalay Wasaarada Beraha iyo Waraabka DFS ayaa Waxaa ay cadeyneysaa in aysan horay lagu soo wargelin, waxna kala soconin iibka iyo habraaca loo maray labada (2) cagaf-cagaf ee saambada beeraha ah ay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DFS ay shalay oo taariikhdu ahayd 5-ta […]