Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Beelaha Ahmed Harti (Dishiishe) oo Maanta qado-sharaf ku maammusay Suldaanka Guud Ee beelaha HartiΒ Suldaan Siciid Suldaan Abdisalan Suldaan Mohamud Cali-shire

4th May 2025  admin  

Runta qadhaadh Siyaasaday Aminsan yihiin siyaasiyinta DAAROOD iyo HAWIYE wax badan ayaa ku kordhi dhamayso 5ta daqiiqo. Runta qadhaadh Siyaasaday Aminsan yihiin siyaasiyinta DAAROOD iyo HAWIYE wax badan ayaa ku kirdhi dhamayso 5ta daqiiqo. pic.twitter.com/MgDY4dJu8q — π’π‡π€πŠπ”π‘ π’π‡πˆπ‘π„ (@Shakurshire101) January 12, 2025

4th May 2025  admin  

Waqtigii Madaxweyne Farmaajo,, wuxuu lahaa qofkii taageera Itoobiya waa Cadow waana Qiyaano Qaran. Wuxuu kaloo lahaa Farmaajo waa Mareexaan. Hadalkan aan daacadda ahayn ee lagu kicinayey beelaha Hawiye ayaa Bashiir Macallin Cali loogu abaal guday  Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya . Agasimahan ayaa maanta ku taageera madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo […]

4th May 2025  admin  

Kuwii dhintaan Bad qabin, qabuurtaa lagala baxaa, Beesaa laga raadiyaa, business weeyaan lafuhu

4th May 2025  admin  

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Soomaaliya iyo Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku yimid itoobiya. Labada hoggaamiye waxa ay yeesheen wada hadallo ballaaran oo ku qotoma danaha labada dal iyo guud ahaan sidii la isaga […]

4th May 2025  admin  

Sawirro muujinaya saameynta dabka Los Angeles iyo sida uu magaalada u baabi’iyay Waa sawirro awood badan oo ku saabsan burbur, khasaaro iyo geesinnimo. Dabka ayaa aad ugu faafay Los Angeles, isagoo kumannaan qof ku qasbay inay qaxaan iyagoo badqabkooda u baqaya wuxuuna sidoo kale burburiyay guryo ad u qurux badan iyo kuwo kharash badan uu […]