Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Bulshada Muslimiinta ah ee aan soomin salaadahana aan tukan Markii uu gabbalku dumo Mbacke Kadior, oo ah tuulo ku taal bartamaha Senegal, ayaa waxa hawada buux dhaafiyo oo is qabsada digriga cibaadaystayaasha Muslimiinta ah ee ku labisan dharka ka samaysan midabbada kala duwan. Iyaga oo isugu soo baxa meel ciriiri ah oo ka baxsan masaajidka, […]

4th May 2025  admin  

Gabadha madaxweynaha oo madaxweynha saaxiibkiis wiilkiisa Xil weyn u magcawsay Cabdiraxmaan Abshir Bukhaari,oo ah 22 jir , oo aan lahayn aqoon waxbarasho ama khibrad aqoon cilmiyeed ee sharciyadda arimaha dibadda ayaa Jihaan Culusoow uu uu madaxweynuhu dhalay, si dadbana wasaaradda arimaha dibadda madax uga ah waxay u magcawday agaasimaha guud ee waaxda sharciyada iyo heshiisyada […]

4th May 2025  admin  

https://fb.watch/xbVhqFQ4UT/

4th May 2025  admin  

fb.watch/xbVYGuncBQ

4th May 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa Danjiraha dalka Kenya ee Muqdisho u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarkii maanta uu Nairobi ku tagay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, kaddib markii diyaarad gaar ah ka qaaday Kismaayo. Wasaaradda Arrimaha-dibadda ayaa warqadda loo gudbiyay Safiirka looga dalbaday in uu muddo kooban jawaab ku soo bandhigo; “Tallaabadii sharci darada aheyd […]

4th May 2025  admin  

Kenya: Dood ka taagan xilalka muhiimka ah ee ay hayaan Soomaalida Kenya Dalka Kenya waxaa ka taagan dood adag oo u dhaxeysa Soomaalida iyo Keenyaanka kale taasi oo ku saabsan xilalka muhiimka ah ee ay Soomaalidu ka heleen dowladda Kenya. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.