Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
1st February 2025 admin
Badhan, Sep 20,2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo waftiga uu hoggaaminayo ee isugu jira Xildhibaanada, Wasiirada iyo masuuliyiinta kale ayaa kulan caawa la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Guddoomiyaha Degmada Badhan iyo isuduwayaasha Wasaaradaha ee Gobolka Sanaag
1st February 2025 admin
Why is Turkey extending its influence in Somalia? BBC Africa
1st February 2025 admin
Siyaasiyiintii Hargaysa iyo Muqdisho oo ku tartamsya khudbadaha salaadda jimcaha ee ay Muslimiintu soo cibaado doontaan
1st February 2025 admin
Brook Hailu, oo ka mid ah la taliyaasha Ra”isulwasaarha Itoobiya Abiy Ahmed Ali, ayaa waraysi uu siiyey Telafishanka Qaranka ee dalkàs wuxu ku sheegay iinay Soomaaliya ay kala qaybinayaan oo maamulka Somaliland jecel yihin inay ku darsadàn Itoobiya, intaa ka dibna ay Puntlwnd ka daba Iman doonto. Wuxuu Kaloo shegay In sida Soomalida si la […]
1st February 2025 admin
Badhan, 20, September, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa Beesha Aadan Siciid oo ugu horeeyaan Suldaan Maxamed Suldaan Xasan, Guurtida iyo cuqaasha uga mahadceliyay Hadhimo-sharafeed soo dhawayn ah oo Beeshu usamaysay Guddoomiyaha iyo waftiga balaaran ee uu hoggaaminayay ee isugu jiray Xildhibaanada, Wasiirada iyo masuuliyiinta kale.
1st February 2025 admin
“Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland ay tahay meesha keliya ee degen oo mashaariic laga qaban karo 4% baan ka helnaa, inta kale waxay noqotay inay Puntland u ciqaabnaato horumarka ay samaysay iyo Soomaaliya waxay tartay”.