Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
1st February 2025 admin
“Xasan Shiikh iyo Xertiisu waxay doonayaan inay mashruuc walba maamulaan”. Wasiir dawladaha Qorsheynta Puntland Faarax M. Awcisman https://www.facebook.com/share/v/q5955hTbvQNKMF2L/?mibextid=Le6z7H
1st February 2025 admin
Wasiir Juxa : Xasan Sheekh Maxamuud iyo Liicitaanka awood qaybsiga Somalia XSM iyo fursadiisii 2-aad ee lagu khaldamay. pic.twitter.com/JHZYssNULt — Juxa Farah (@FarahJuxa) September 28, 2024
1st February 2025 admin
Waa kuma Nasrallah hoggaamiyaha Xisbullah ee ay Israa’iil dishay Xisbullah ayaa xaqiijisay geerida hogaamiyihii ururkaasi Sheekh Xasan Nasrallah, kadib markii Israel ay sheegtay inay 64-jirkan ku dishay duqeyn ay ka geysatay Beirut. Nasrallah oo ahaa hogaamiyihii hore ee dhaq dhaqaaqa Shiicada Islaamiga ah ee Lubnaan ayaa ahaa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan iyo kuwa […]
1st February 2025 admin
Saraakiil boolis Soomaali Canadian ah oo telefoonnadooda la dhageystay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan kuwa magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas, ayaa aad wax looga xumaado ku tilmaamay, kadib markii la sheegay in Shan sargaal oo Soomaali ah oo ka tirsan booliska Ottawa la dhageysanayay hadalladooda, islamarkaana lala socday dhaq-dhaqaaqooda iyaga iyo qoysaskooda. Hoggaamiyeyaasha […]
1st February 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa maanta xarigga ka jaray aargadda cusub ee degmada Badhan oo Guddiga horumarinta degmadu dhistay.
1st February 2025 admin
Dil loo gaystay nin lagu tuhmay in uu aflagaadeeyay diinta oo xiisad ka abuuray Pakistan Booliiska koonfurta Pakistan ayaa toogasho ku dilay dhakhtar lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay nabi Maxamed – nabadgalyo dushiisa ha ahaato – arrintaas oo ay cambaarayeen kooxaha xuquuqda aadanaha u dooda. Dr Shahnawaz Kanbhar waxaa lagu dilay “si kadis ah” markii ay […]