Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st September 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka gobolka Sanaag iyo qaraabaddii ay ka geeriyootay Dhakhtaraddii Cisbitaalka Badhan Allah ha u naxariistee Drs Nadiira Cabdullaahi Adam Guray , Oo ahayd dhakhtaradii logu jeclaa dhanka Midwifery, qaliinka iyo kala bad baadinta hooyada iyo ubadka mudo badana kaga hawl geli jirtay dhakhtarka guud ee […]

21st September 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka weyn ee magaada Garowe

21st September 2024  admin  

Waa kuma Siyaasigan Oromada ah ee la dilay, meydkiisana la helay Sarkaalka siyaasadda u qaabilsan jabhadda Oromada ee OLF, Bete Urgessa ayey wararku sheegayaan in la dilay, ka dibna meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Meki. Saaxib ninkaas aad ugu dhawaa oo codsasday in aan magaciisa la sheegin sababo amni dartood ayaa sheegay […]

21st September 2024  admin  

Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa ku degey Isniintii xeebaha dalka Djibouti, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in la soo badbaadiyey 22 qof oo ka mida dadkii markabkaas saarnaa. Markabkan […]

21st September 2024  admin  

Kaligii Taliyaha Jabuut oo doonaya inuu u hododeeyo kursigii ay Fawsiyo u ordaysay inuu uu ku guulaysto Odinga Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Hoggaamiyaha mucaaradka ee […]

21st September 2024  admin  

Xeraddii Xalane ee Soomaaliya ugu amniga badnayd maanta waa xirnayd oo cabsi ayaa jirtay, diyaarado ma soo degin garoonka Muqdisho amni xumada ka jirta Muqdisho awgeed. Madaxweynuhu wuxuu caawa sheegay inuu Soomaaiya ka qabanayo doorasho qof iyo cod ah. Waa haddii lagaa dhegaysto