Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Dadweynuhu wa in ay ciidanka shaqadooda faraha uga qaadaan aysana daba gelin ciidanka hubinaaya Dadka soo galay dalka ee ajaaniibta ah” Wasiiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa qayb libaax ka qaadanaya wacyi gelinta Bulkshada Caalamka iyo kuwa ree Puntlandba. Wasiirka aya malmoi ka hor ku sugnaa Buuraha Cal miskaas oo uu halkaas geeyey warbaahinta […]

4th May 2025 admin
Dadka reer Ceerigaabo waa is difaacayaan Dawladooduna diyaar bay u tahay”

4th May 2025 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoysaska, qarabaddii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee hooyo Khadra Khaalid Maxamed Naaleeye, oo maanta ku geeriyootay magaalada Addis Ababa, Ethiopia Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkiina ay ka tagtayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin […]

4th May 2025 admin
Ciidamada Puntland oo ajaaniib ka xir-xiray Boosaaso Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen iyo Suuriya oo magaaldaasi dagagnaa, kuwaasi oo qaarkood ganacsiyo yaryar ku leh magaalada. Qab-qabashadan ayaa imanaysa xiilli ciidamada Puntland ay dagaallo kula jiraan maleeshiyada […]

4th May 2025 admin
Hal sabab oo la sheegay inaysan u dhiman Homboboradii ku soo caariday xeebaha magaalada Boosaaso Mowjadaha badda ayaa xeebta ku soo tufay in ka badan 100 xabo oo ah xayawaanka nooca loo yaqaanno Hombobarada oo ka mida noolaha ku nool badda, deegaan u dhaxeeya magaalo xeebeedka Boosaaso iyo Mareero ee gobolka Bari ee maamulka Puntland. […]

4th May 2025 admin
Shacabkii beesha Isaaq ee ka barakay oo nolol xumo ka cabanaya Shacabkii reer Ceerigaabo ee cabsida iyo dagaalka uga barakacay magaalada Ceerigaabo ayaa ku dhibaataysan degaano u dhow Ceerigaabo. Nasiib xumada ka dhacday Bulshada galbeedka u barakacday ayaa ah in cunaqabateeyey oo lagu khasbayo inay magaalada ku soo laabtaan, sidee sheegeena waxa laga cunay deeqo […]