Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th November 2024  admin  

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka fuliyeen Buuraleyda Calmadow. Jawaabtan ayaa timid kadib markii Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in duqayn ay iska kaashadeen saaxiibada caalamiga ah, ay ku dileen saddex ka […]

14th November 2024  admin  

Ruto oo Maraykanka ka sheegay in Soomaaliya halis ugu jirto ‘in al Shabaab ay qabsasadaan’ Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay “in kooxda Al-Shabaab ay qabsan doonto Soomaaliya, haddii ciidammada ATMIS ay ka baxaan‘ Xilli uu ka hadlayay intii lagu gudo jiray booqashadii uu ku tagay dalka Mareykanka ayaa hogaamiyaha Kenya waxa uu ku baaqay […]

14th November 2024  admin  

James Swan oo Muqdisho soo gaaray James Swan oo ah ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa Axadda maanta ah soo gaarey magaalada Muqdisho, sidaga lugu sheegay bayaan kasoo baxay UNSOM. “Mr. Swan wuxuu diirradda saari doonaa in uu […]

14th November 2024  admin  

Somali FM receives UN’s Acting Special Representative in Courtesy Visit The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, received, on Sunday, in his office at the Ministry in the capital, Mogadishu, the new Acting Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia and Head of the UN Assistance Mission […]

14th November 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Madaxa Guud ee Hay’adda Save the Children Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling, oo uu weheliyo madaxa Save the Children Soomaaliya, Mudane Mohamud Mohamed Hassan, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo […]

14th November 2024  admin  

Maamulki Maakhir oo caga dhigtay Ceerigaabo xarunta goboka Sanaag Maaukii Maakhir ee la lahaa xaguu ka shaqeeyaa ayaa caawa dabaal degiisii ugu weynaa ku qabsaday mgaalada Ceerigaabo, Magaalaa Ceerigaabo oo la waa degan yhay , ayaa markii hore Beeaha Isaaq lacag uga qaadan jireen maamukooda Isaaqland inay hortaagan yihiin beesha Daarood ayaa sidii maamulkooda loo […]