Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th November 2024  admin  

Mahad Garaad: Wax ka ogoow noloshii dhakhtarka ku dhibaateysan Libiya kahor inta uusan tahriibin Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaalka Dr Mahad Garaad Xassan oo jirkiisu ay ka muuqdaan dhaawacyo daran iyo rafaadka uu kala kulmay magafayaal ku heysta Liibiya. Muuqaal ay ka soo duubeen dhaqtarka ayuu ku dalbaday in umadda Soomaaliyeed […]

15th November 2024  admin  

Lammaanayaasha Iran oo loogu baaqay inay ubad badan dhalaan  Laba taliye sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada kacaanka Islaamiga ee Iran ayaa ku baaqay in la kordhiyo tirada dadka Iran, waxayna ka digeen cawaaqibka ka dhalan kara “gabowga dadka iyo taranka oo yaraada”. Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah Sareeye Gaas Xuseen Salaami […]

15th November 2024  admin  

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta jaamacada Bariga Africa Garowe kaga qaybgalay sagootin loo samaynayay 10 arday oo dhamaysay jaamacada kana hawlagalayay Cisbitaalk

15th November 2024  admin  

Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgashay shir madaxeedka EAC, iyadoo xubin rasmiya ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey Madaxda dalalka ku bahoobay Dalladan garab istaagga iyo u […]

15th November 2024  admin  

Sacuudi Carabiya oo shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidda ee sanadkan Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidul Adxa ee sanadkan ka dib markii la arkay bisha fiidnimadii Khamiista, taasi oo xaqiijisay bilowga bisha Dul Xaj. Wakaalada wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Maxkamadda Sare ay go’aamisay in bisha Dul Xaj, oo ah bisha […]

15th November 2024  admin  

Maxaa Soomaaliya uga qorsheysan kursiga loo doortay ee Golaha Ammaanka? Soomaaliya ayaa ku guuleysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo u soo hoyatay dalka ay colaaduhu ragaadiyeen 30-kii sano ee u danbeysay, waxaana kamid noqoshada golahaan ugu danbeysay 1970-kii. Miiska ugu sarreeya ee […]