Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
12th November 2024 admin
Markab weyn oo sida Konteenaro ayaa ku soo xirtay Dekeda Boosaaso taas oo ka danbeysay ka dib marii Xukumada Dowladda Puntland oo Hormuud u yahay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni uu Meelmeriyey Balanqaadkiisii ahaa Balaadhinta iyo dhismaha Dekedada Boosaaso Waxaan Kormeer ku tegay Wasiiru dowlaha Wasaarada Dekedaha Gaadiidka Bada Dowladda Puntland Maxamed Saciid Xasan.
12th November 2024 admin
Dadweyne isugu soo baxay qubuuraha Iskuul Booliisiya ee Muqdisho Dadweyne fara-badan ayaa maanta iskugu soo baxay agagaarka akadamiyada booliiska ee Muqdisho iyaga oo doonaya inay helaan xog ku saabsan sida ay ula bixi karaan maydadka ehelladooda ku aasan qabuuraha dugisga booliiska. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay doonayso inay la wareegto dhulkaasi si ay uga dhisto […]
12th November 2024 admin
Murashaxa loo badinayo inuu noqon doona Madaxweynaha cusub ee Iran, iyo isbadelka la filan karo? Iran ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada madaxweynanimada 28-ka June. Doorashadan ayaa la qabanayaa hal sano ka hor xilliga loo qorsheeyay inay dhacdo. Taariikhda doorashada ayaa la go’aamiyay kadib shilkii diyaaradeed ee madaxweynihii hore ee Ibrahim Raisi bishii May […]
12th November 2024 admin
Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaaraddii sidday madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayey Diyaarad milateri oo uu la socday madaxweyne ku xigeenkii Malawi Saulos Klaus Chilima ayaan la ogayn meel ay jaan iyo cidhib dhigtay, ka dib markii ay lumisay xidhiidhkii ay la lahayd isgaadhsiinta goobaha laga hago duulimaadyada ee […]
12th November 2024 admin
Meydka wiilkii yaraa ee la raadinayay ee ku lumay Minnesota oo hadda la helay Waxaa gor dhow la helay meydka wiilkii yaraa ee Aweys Cali Maxamed oo lagu waysanaa saacadihii la soo dhaafay, magaalada Hopkins ee gobolka Minnesota. Wararku waxay sheegayaan in meydka la tusay oo kaliya hooyada dhashay wiilka, iyadoo lagu wado in boolisku […]
12th November 2024 admin
Ruushka oo ugu hambalyaysay Soomaaliya inay kursi ka heshay Golaha Ammaanka ee QM Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova, ayaa sheegtay in ay ugu hambalyeynayso Dowladda Soomaaliya ku biirista Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Zakharova oo wareysi gaar ah siisay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ku nuuxnuuxsatay muhiimadda guushan iyo […]