Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada ay […]

21st September 2024  admin  

Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika? Markabka USS Hershel “Woody” Williams, oo ah markab ka tirsan maraakiibta ciidamada badda ee Mareykanka oo loo xilsaaray aagga Taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) si loo dhiso iskaashi isla markaana loo xoojiyo xiriirka Maraykanka iyo Afrika. Hase ahaatee Markabka oo dhawaan gaadhay galbeedka Afrika ayaa […]

21st September 2024  admin  

Booliska miyaa ku qasba eedeysanaha in uu soo xirto dharkii uu muuqaalka isaga duubay, sawirkase sidee looga qaadaa? Booliska magaalada Muqdisho ayaa soo xiray dad ka badan 30 qof todobaad kii ugu dambeeyay, kuwaas oo ku eedeysan fallal lidi ku ah amniga, kicin dadweyne, iyo faafin anshax xumo. Dadkan oo dhammaantood horey uga soo muuqday […]

21st September 2024  admin  

Posted on 23 May 2024 By Chiara Gentili After more than 30 years, in 2023 the UN arms embargo on the government of Somalia was fully lifted. However, questions have been raised about the risks associated with this decision, with many fearing a further proliferation of weapons in a country where instability is widespread, the […]

21st September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan mira dhal ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Jubbaland, la dagaallanka Khawaarijta iyo sidii xal loogu heli […]

21st September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku dhowaaqay doorasho deg deg ah Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ku dhowaaqay in waddankaas ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka guud 4-ta bisha July ee soo soocta, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka Associated Press iyo warbaahinta UK. Rishi Sunak ayaa hadalkan maanta kaga dhowaaqay afaafka hore ee aqalka looga taliyo […]