Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

Sacuudi Carabiya oo shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidda ee sanadkan Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay maalmaha Xajka iyo Ciidul Adxa ee sanadkan ka dib markii la arkay bisha fiidnimadii Khamiista, taasi oo xaqiijisay bilowga bisha Dul Xaj. Wakaalada wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Maxkamadda Sare ay go’aamisay in bisha Dul Xaj, oo ah bisha […]

20th September 2024  admin  

Maxaa Soomaaliya uga qorsheysan kursiga loo doortay ee Golaha Ammaanka? Soomaaliya ayaa ku guuleysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo u soo hoyatay dalka ay colaaduhu ragaadiyeen 30-kii sano ee u danbeysay, waxaana kamid noqoshada golahaan ugu danbeysay 1970-kii. Miiska ugu sarreeya ee […]

20th September 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu weheliyo wasiiru-dowlaha Wasaarada Mudane Ahmed Sheikh Farah ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha Xafiiska Hantidhowrka ee Dowladda Puntland Mudane Cismaan Maxamuud Cali.

20th September 2024  admin  

Sida hooyadan loo soo gaarsiiyay warka wiilasheedii tahriibka 15-ka sano kaga maqnaa iyada oo u fadhiday tacsida halkii wiil ee u haray 29 Maajo 2024, 09:22 EAT Waxay ahayd dhacdo farxad iyo naxdinba wadata, markii hooyo Faadumo Maxamuud Axmed laga tusay mobile, muuqaalka wiilasheeda oo ay la’ayd muddo ku siman shan iyo toban sano. 2009-kii […]

20th September 2024  admin  

5 nin oo mootooley ah oo ahaa dadkii ugu hor gaarray halka ay ku dhacday diyaaradii Ra’iisi oo loo diiday in ay hadlaan Turkiga iyo Ciidamada awoodda badane e Ilaalada Kacaanka ee Iran waxay sheegeen in markii ugu horeysan ay iyagu ogaadeen halka ay ku dhacday diyaaradii uu saarnaa madaxweyihii geeriyooday ee Iran, iyaga oo […]

20th September 2024  admin