Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025 admin
Ehelka nin Soomaali ah oo uu Sacuudigu ku fuliyey xukun dil ah oo BBC-da la hadlay Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay qoraal ku saabsan fulinta xukun dil ah oo lagu fuliyey sida ay sheegtay “mid ka mid ah dadka falal dambiyeedka ka galay gobolka Najran,” sida lagu yiri qoraalka. Sida lagu […]

4th May 2025 admin
Maxay tahay waanwaanta ay Kenya kadhexwado Dowladda Dhexe iyo Jubbaland? Wasiir Aadan Bare Ducaale ayaa sharxaya

4th May 2025 admin
Bsahda Allsanaag, waxay hanbalyo aroos u dirayaan Prince Cali Shire Suldan Siciid suldaan Abdisalan iyo Murwadiisa Laadia Mahad Saeed oo Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magalada Hargaysa waxan Leenahay Allah Haydinka barakeeyo Reerkii Dhismoo Dhaqma Ubad Khay qabana Kala hela Amiin amiin

4th May 2025 admin
Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kaydkii hubka Argagixisada iyo gaadiid iyadoo lagu dilay halkaasi xubnihii ku sugnaa ee ka tirsana Argagixisada Daacish. Dowladda Puntland waxay Saaxibada Imaaraadka uga mahadcelinaysaa gacanta joogtada ah ee ay ka geysanayso […]

4th May 2025 admin
Masuuliyiin Ka Socda Dawlada Iyo Shacabka Galmudug Oo Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Soo Gaarsiiyey Takulo Ay Ku Garab Istaagayaan Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Ee Ku Jira Hawgalka Ciribtirka Argagixisada Ee Hilaaca

4th May 2025 admin
Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo loo haysto.