Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Villa Somalia, kulanka labada hogaamiye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, iyagoo adkeeyay xiriirka taariikhiga ah iyo derisnimada soo jireenka […]

4th May 2025  admin  

Boqorka muslimka ah ee ka codsanaya dadkiisa in aanay xoolo qalin ciidda Boqor Maxamed 6-aad ee dalka Morocco ayaa ka codsaday dadkiisa in ay ka qalashada ariga ee Ciidda Carafo ee sanadkan, sababo la xiriira hoos u dhaca weyn oo ku yimid xoolaha dalkaasi. yaraanta ayaa loo aaneynayaa todoba sano oo abaar ah oo ka […]

4th May 2025  admin  

Xildhibaan Xasan Firimbi” Madaxweynihii Soomaaliya waxaa uu noqday Magafe, dadka ku caburiya awoodiisa, dadkana afduuba Xildhibaan Xasan Firimbi” Madaxweynihii Soomaaliya waxaa uu noqday Magafe, dadka ku caburiya awoodiisa, dadkana afduuba”#Somali #Jubbaland #Puntland pic.twitter.com/9ekwYVaPON — Mohamed N Jama Hawd And Reserve Area (@Mahamed81443729) February 26, 2025

4th May 2025  admin  

Ciidanka Puntland oo qabsaday saldhiggii ugu weynaa ee Daacish

4th May 2025  admin  

Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsatay Daacish Ciidamada Puntland ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u sheegay in saldhigyadan ay horay duqaymo uga gaysteen Maraykanka iyo Imaaradku.

4th May 2025  admin  

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cumar Cali Cabdi “, waa wasiirka had iyo jeer aard aragtaan qoraaladu uu qoro ” dawladda Soomaaliya ayaa bixisay amarka ah in la duqeeyo Buuraha Cal miskaad, wasiirkani buuraha uu ka hadlayo waa kuwa ciidanka dawladda Puntland ka dagaalamayaan . Markaan muuqaalka hoose daawtaan ayaa ku ogaan doonta sida uu […]