Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Maxaad ka taqaan dalkan ay muslimiintu ku nool yihiin ee aan lahayn masjid iyo meel laga helo cunto xalaal ah Boqortooyada Bhutan waa dal xiise leh oo mudan in la booqdo. Dadka socotada ah ayaa waxaa inta badan soo jiita dhaqankiisa u gaarka ah, hiddaha, iyo taariikhda. Dhowr arrimood oo muhiim ah ayaa jira oo […]

4th May 2025  admin  

Shir jaraa’id: Afhayeenka ciidanka booliska DPL G/sare Xassan Cabdullaahi Maxamed oo ka hadlay ilaalinta’adkaynta

4th May 2025  admin  

As retreating ISIS militants try to shift to guerilla tactics, Somali regional fighters vow to keep up the pressure. (with my colleague ⁦@jseldin⁩) https://t.co/hlonpF0RBI — Harun Maruf (@HarunMaruf) March 6, 2025

4th May 2025  admin  

FILE – Puntland security forces parade newly trained soldiers and equipment to combat Islamic State in Bosasso, Puntland region, Somalia, on Jan. 30, 2025. Islamic State in retreat after offensive in Somalia’s Puntland As retreating ISIS militants try to shift to guerilla tactics, Somali regional fighters vow to keep up the pressure. (with my colleague […]

4th May 2025  admin  

Farxiya, oo umushay Baardheere wax waa looga qaban waayey, Soomaaliya inteeda kale inay aadona waa loo diiday waana dhimatay Allah ha u naxariistee Farhiya Xuseen Caraale, waxay ku umushey isbitaal ku yaalo baardheere, kadibne waxay bilowdey dhiig bax saa’id. Muda 7aad ah oo lala tacaalayey waxay dhakhaatiirta sheegeen in aysan waxbo ka qaban karin magaaladaas […]

4th May 2025  admin  

Mareykanka oo wada-hadallo la furay Xamaas Mas’uuliyiin Mareykan ah ayaa “wada-hadallo iyo doodo socda” la yeeshay hoggaamiyeyaasha Xamaas, sida ay xaqiijisay afhayeenka Aqalka Cad, Karoline Leavitt, Arbacadii, xilli xabbad-joojinta u dhaxeysa Israa’iil iyo Xamaas ee Gaza ay khatar ku jirto. Tani waa markii ugu horreysay ee inta la ogyahay oo Mareykanka uu si toos ah […]