Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

Wareysi: Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Maraykanka ayaa dhiirigeliyay “horumarka sii kordhaya” ee laga gaarayo dadaallada nabada iyo dib u heshiisiinta ee Itoobiya, 20 bilood ka dib xabbad joojintii ka hirgashay gobolka waqooyi ee Tigray, sida uu sheegay sarkaal sare oo Maraykan ah. Bishii November sannadkii 2022-kii, dawladda Itoobiya iyo hoggaamiyeyaasha […]

20th September 2024  admin  

Dalabkii Leyla-yar inta aysan ku geeriyoon Digfeer iyo mahadhadii uu ku reebay kalkaaliso Maraykan ah Lynn Matthews oo ah haweeney kalkaaliso caafimaad ah una dhalatay dalka Mareykanka, ayaa ka sheekaysay dhacdo aan qalbigeeda ka bixin oo ay Muqdisho kula kulntay 1992-dii, taasoo ahayd gabar yar oo 12 jir ahayd oo iyadoo xabad ku soo dhaawacantay […]

20th September 2024  admin  

Hubkii Sharci-darada Ahaa & Warmurtiyaadka Villa Somalia/Galmudug!

20th September 2024  admin  

Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.

20th September 2024  admin  

Diidiinka ugu da’da weyn dunida ee u dabaal dagaya dhalashadiisa iyo waayihii uu soo maray Diidiinka ugu da’da weyn dunida oo lagu magacaabo, Jonathan oo ku nool dalka Seychelles, ayaa waxaa loo dhigayaa toddobaadkaan munaasabad loogu dabaal dagayo dhalashadiisii 191-aad. Wuxuu dhigay rikoor cusub oo waxaa uu noqday Diidiinka dunida ugu da’da weyn ee abid […]

20th September 2024  admin  

Maleeshiyaadka beelaha Hawiye hub ay magaca dawladda ‘SOomaaliya ku so ibs0adeen oo si qarsoodi ah ugu soo wadeen gobolada dhexe, oo ay maalmahan ku dagaalamayeen beela ha Leelkase iyo Mareexan ayaa maanta lagu qabtay degrada Caabud waaq Hebel baa soo iibiyey iyo meel hebel bey ka timi waxa ka muhimsan yaa ka danbeeya dawlado ayaa […]