Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Sidee bay haweeneydan galbeedka Afrika ku dhaqata geela Soomaalida maalin kasta 200 oo litir oo caano ah uga listaa Dalka Nayjer beeralayda xoolo dhaqatada ayaa ka ah dadka shaqeeya ee dalkaasi 87%, waxaana ay tahay shaqada ama dhaqdhaqaaqa ugu sareeya marka laga yimaado beeraha. Waa shaqo aasaasi ah oo matasha qayb muhiim ah oo ka […]

5th May 2025 admin
Guterres oo dib u habayn ku sameynaya Q. Midoobay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Arbacadii sheegay inuu bilaabayo dib-u-eegis qoto dheer oo lagu sameynayo hayβaddan caalamiga ah si kor loogu qaado waxtarkeeda loona dhimo kharashka ku baxa, xilli ay la kulmayso xaalad dhaqaale oo sii xumaaneysa. βKhayraadku wuu sii yaraanayaa βmuddo dheerna […]

5th May 2025 admin
Nin lagu waayey 20 sano ka hor meel tareenka laga raaco oo ay dadku ku naxeen markii uu dib u soo muuqday Muddo ku dhow labaatan sano ka hor, ayuu Koneru Apparao oo ah nin u dhashay dalka Hindiya tareen ka raacay meel u dhow xadka Gobollada Pradesh iyo Odisha isaga oo ku sii jeeda […]

5th May 2025 admin
ππππππππ πππππππππ ππππππππ β πππππππ πππππππ πππππππ.

5th May 2025 admin
“Qoriga hala dhigo, Islaamnimadii ha lagu soo noqdo”Suldaan Siciid

5th May 2025 admin
Boosaaso : 13 March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari, Dhallinyarada ayaa Madaxweynaha iyo Dowladdaba u muujiyey siday u garab taaganyihiin Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland (Hillaac).