Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Madaxweynahan Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay Gabadhiisa Jihaan Culusoow in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee aabaheed Jihaan ayaa aabaheed horay ugu magcaabay La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Amniga iyo Dib-u-habaynta Ciidamada ee Xafiiska Madaxweynaha tan iyo Agoosto 2023. Umadda Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha ka sugaysay in uu wax ka bedelo hogaankiisa iyo […]
5th May 2025 admin
Jihaan Culusoow oo xil hor leh loo magcaabay

5th May 2025 admin
March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay, Amniga, Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee ka socda Calmiskaad oo maraya wejigii saddexaad, Warbixin Goluhu ka dhegaystay guddiga taakuleynta iyo daryeelka Ciidanka Hawlgalka kujira , Gargaarka bani’aadantinimo ee la gaarsiiyey dadka kasoo barakacay Calmiskaad, horumarinta dhaqaalaha Puntland iyo […]

5th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari, Dhallinyarada ayaa Madax…

5th May 2025 admin
Raysal wasaare Xamse Barre: “Xasan in la doorto shaqadayda ma aha, anigaba hammi ayaa igu jira… kursiga waa lay soo xoogey oo xiise kuma qabin, in sanduuq lay dhigo Kismaayo ayaan jeclaa.”

5th May 2025 admin
Waa ayo, maxayse rabtaa kooxda gooni-u-goosadka Pakistan ee BLA? Gobolka la dayacay ee Balochistan, oo ku yaalla koonfur-galbeed Pakistan, ayaa muddo sanado ah la daalaa dhacayay kacdoon hubaysan, iyadoo weerarradii ugu dambeeyay ee sii kordhaya ay muujinayaan caqabadaha ay dowladda Islamabad kala kulmayso sugidda amniga. Talaadadii, ururka la mamnuucay ee xoreynta Baluch ama Baluch Liberation […]