Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Mid ka mid ah siyaasiyiinta Hawiye, ayaa xoolaha uu gurigiisa ku rabaystao wuxuu ugu magac daray Raisul wasaaraha Soomaaliya

5th May 2025 admin
Maraykanka iyo Israa’iil oo soo celiyey inay Soomaaliya iyo dalal kale kala xaajoodaan in Falastiiniyiinta dib u dejin loo sameeyo Maraykanka iyo Israa’iil ayaa xiriir la sameeyey saraakiil ka tirsan seddex xukuumadood oo ku yaalla Afrikada Bari si ay ugala xaajoodaan in dhulkooda loo isticmaalo goob ay suurtogal noqon karto in dib u dejin loogu […]

5th May 2025 admin
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa kala hadlay Cuqaasha Damalaxagarre inay Nabada ka shaqeeyaan, Xalna laga gaaro khilaafkii dhawaan ka dhacay Dooxada Dureera. Guddiga gaar ka ah ee ka socda Golaha Wakiillada Puntland oo socdaal nabadeyn ah ku jooga Gobolka Sanaag ayaa Maanta booqday deegaanka Damalka oo ka tirsan degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Ujeedda […]

5th May 2025 admin
Sidoo kale Ciidanka ayaa soo riday Ilaa 3 drone ay adeegsanayeen Argagixisada naf la caariga ah ee Daacish. Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku jira howlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa la wareegay talisyo waaweyn iyo Ceelashii biyaha ay Argagixisada ka dhibaateyn jireen bulahada Waxaana ka mid ah Difaaca Shamuurka oo ka mid ah difaacyada weynaa ay […]

5th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah ha u naxariiste Maxamed Warsame Axmed (Gurey Warsame) , oo saaka ku geeriyooday magaalada Dhahar ee gobolka Hayland. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, […]

5th May 2025 admin
Puntland oo aan ka soo muuqan Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee dalka