Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th May 2025 admin
Hawlgalkii maanta Ciidanku ku dilay labo Argagixiso Daacish ah, isla markaana ay ku qabsadeen Gawaari, Mootooyin , Hub , sahay iyo Agabkale .

5th May 2025 admin
Waxaa maanta Caasimada Itoobiya ee Addis ababa kasoo anbabaxaya Dawacyadii Ciidanka Puntland ee ku dhaawacmay Buuraha Cal miskaad

5th May 2025 admin
Buuqii Ka Dhashay Khudbaddii Sh Maxamud Xaaji Yusuf ee Dagaalka Daacish & Hadalkii Kabtan Ayuub!

5th May 2025 admin
Soomaaliaya iyagaa burburiyey, xasuuq ka gaystay welina waxay isu arkaan dhibanayaal

5th May 2025 admin
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray ‘liiska dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka. Xayiraadda socdaal ee Trump rabo oo saamaynaysa ilaa 43 dal oo muslimiin u badan ayaa looga golleeyey in laga yareeyo ama laga joojiyo in ay galaan gudaha Mareykanka.