Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th September 2024  admin  

Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay wasiiro cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada 97, 98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada […]

19th September 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jamac Qorsheel oo ka mid ah wefdiga madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Abdulaahi Dani ayaa safar shaqo ku maraya degmadda Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa booqday xarumaha caafimaadka degaanka Warguduud, halkaas oo uu wasiirku madaxweynaha uga warbixiyay xarunta iyo shaqaalaha ka shaqeeya dhamaan agabkii looga baahnaanay ay u dhamaystiranyihiin.

19th September 2024  admin  

Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo arrimaha doorashada

19th September 2024  admin  

Itoobiya: ‘Hadallo marin habowsan ayaa mar walba naga soo gaara madaxda Soomaaliya’ Dawladda itoobiya ayaa waxa ay walaac ka muujisay wax ay ugu yeertay ‘eedeymo marin habowsan’ oo iyada ka dhan ah kuwaas oo si joogto ah uga soo gaara madaxda dawladda Soomaaliya iyo hub ay sheegtay in laga dusiyo xuduudaha dalka. War qoraal ah […]

19th September 2024  admin  

Wasiirkii Soomaaliga ahaa ee waardiyaha ka noqday Maraykanka iyo sheekada xiisaha leh ee ku gamaadan noloshiisa Burburkii dowladdii dhexee ee dalka, dadka Soomaaliyeed waxay waayeen waxkasta oo ku tiirsanaa dowladnimada sida sumacadii, aqoonsigii dibloomaasiyada iyo xurmadii ummadnimo ee dadyowga dunidu u hayeen. Dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay waxay meesha ka saareen maqaamkii iyo mansabkii […]

19th September 2024  admin  

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinaha oo lagu arkay meel u dhow Maraykanka Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinuhu inay ku soo dhowaadeen xuduudda hawada sare ee Maraykanka gaar ahaan agagaarka xeebaha gobolka Alaska. Xoghayaha difaaca ee Maraykanka Lloyd Austin ayaa u sheegay saxaafadda in wararka sheegaya in diyaaradaha Ruushka iyo […]