Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
23rd December 2024 admin
Muxuu yahay kulanka warbaahinta Iiran ku sheegtay “mid naadir ah”oo ay yeesheen Sucuudiga iyo Iiran Wafdi heer sare ah oo ka socda militariga Sacuudiga ayaa booqasho naadir ah ku tagay dalka Iran, waxaana ay la kulmeen saraakiisha ciidamada Iran oo ay ka wada hadleen xiriirka milatari ee labada dal, sida ay sheegtay warbaahinta Iran. Waaxda […]
23rd December 2024 admin
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.
23rd December 2024 admin
Ruushka oo wasiirada arimaha dibadda Afrika la kulmaya Dowladda Ruushka ayaa waxay qabaneysaa maanta shir ay ku casuumtay wasiirada arimaha dibadda ee wadamada Afrika. Kulanka oo ka dhici doona magaalada Sochi ee dalka Ruushka ayaa imaanaya xilli aqalka Kremlin ka uu doonaya in uu dib u hanto galaangalkii uu lahaa xilligii Soofiyetka isaga oo sare […]
Muxuu ahaa ninkan reer Equatorial Guinea ee caalamku hadal hayo waxa uu xafiiskiisa ku dhex sameeyey
23rd December 2024 admin
Muxuu ahaa ninkan reer Equatorial Guinea ee caalamku hadal hayo waxa uu xafiiskiisa ku dhex sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Guinea Teodoro Mangue, ayaa sheegay in qof kasta oo shaqaale ah oo lagu qabto isagoo galmo ku sameynaya xafiis shaqo uu muteysan doono ciqaab adag. Arrintan waxay ku soo aadeysaa iyadoo oo ay baraha bulshada ku […]
23rd December 2024 admin
Dhulbahante hadd Iay labo ka so harto waa inaàn Daarood ahaan u dilnaa. Hadalka waxa ku khudbadeenaya Cali Marexan o ka mid ah madaxdabeesha beesha Isaaq Habrihii buur-buurnaa si kasta waa u jabeen 😂😂Ninka hadlayaa wa cali mareexan wasirka warfaafinta ee way dhaqaaqday 😁Waa dad rooxaan darod ah gashay.Xanjeerle ingiriis waligii ma ilbaxo 😁 pic.twitter.com/o3Z5LEFMUD […]
23rd December 2024 admin
Mareykanka oo Soomaaliya ka cafiyey lacag deyn ah oo dhan $1 Bilyan oo Dool Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis dowladda Soomaaliya looga cafiyey in ka badan $1 Bilyan oo Dollar Mareykanka ah. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya […]