Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH
19th November 2024 admin
Maxay tahay sababta Cabdixaafid looga reebay ciyaartoyda galabta ka hortagaya Niger? Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa galabta kulan saaxiibtinimo la ciyaaraya dhiggooda dalka Niger, iyadoo uu noqonayo kulankoodii ugu horreeyay kadib safarkii ay ku tageen dalka Morocco. Xulka qaranka ayaa dhowaanahan kujiray diyaar garow xooggan oo ku aaddan is reeb rebka Koobka Adduunka, walow […]
19th November 2024 admin
Madaxweye Deni ” Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah” Madaxweyne @HESaidADeni " Anigoo ah Madaxweynihii Dalka waxaan ku dhawaaqaya in uu dalku u jiheeystay Doorasho hal qof iyo hal cod ah" pic.twitter.com/IY9vJ6gMoS — Puntland State House (@Plstatehouse) October 13, 2023
19th November 2024 admin
Madaxweyne Culusoow oo mar labaad ku celiyey in Waqooyi iyo Koonfur wax loo qaybsanayo, Madaxweye Culusoow ayaa hadalkan sheegay wax yar ka dib markii uu la kulmay Siyaasiyiinta Khaatumo ee dhowaan sheegay inaanay Puntland ka mid ahayn
19th November 2024 admin
Waa kuma Nageeye Cali Khaliif, maxay se dowladdu ka tiri? Lix iyo soddonkii saac ee u dambaysay waxaa baraha bulshada Soomaaliga qabsaday sawirka iyo magaca Nageeye, oo ah shaqsi aad loo yaqaan islamarkaas na abuuray hadalhayn weyn. Waxaa la faafiyay qoraal uu horey Facebook u dhigay, iyo buug la sheegay in uu isaga qoray laakiin […]
19th November 2024 admin
Halgankii dhiiga loo daadiyey maanta waxa la hoos geeyey HAG iyo Heritage. Shacabka gobolka Sool oo dhowaan iska xoreeyey maamulkii xooga ku haytay ee SNM iyo horjoogayaashii u shaqayn jiray , oo shacbku intooda badanI sugayeen inay maamulka gobolkooda gacanta ku dhigaan ayaa markii ay fursadaas heleen oo cadowgii xooga ku haystay iska dul qaadeen, […]
19th November 2024 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC. Ra’iisul Wasaare Xamsa […]